Waa maxay ITgu ?

 


Kalmada IT waxa Laga soo gaabiyay information technology.

IT gu waa barashada la baranaayo computerka qaabka aad wax ugu kayd San lahayd ama waa barashada la baranaayo qaabka aad computer kaaga ugu manage garayn lahayd ganacsigaaga.

Hadaba course Keenan waxa aynu ku baran doonaa qaabki aan u xalin lahyn computer keena iyo qaabkii an u samayn lahayn desinyo qurux badan iyo qaabkii u samaysan lahayn website aad u qurux badan iyo qaabkii aan u abuuran alahyn date base ama meel aan xog ku kaydsano qaababki an networ ka u baran lahayn iyo sidii aan u abuuran lahayn appilication ama system inoo gaara. 

Waxa aan xalkan ku baran doonaa courses ka kale ah:

  •  A+
  • Multimedia 
  • Web desing
  • Notworking
  • Datebase
  • Progoraming 

Courses kan dhamaan waan sharxi doona taasi oo aan kugu fahan siin doono mid waliba qaabka ugu sahlan. Courses kan waxa aad kaga pogan doontaa website ka M-RTechnology.ml taasi oo aad u baran doonto si heersaraysa. 


Fadlan la soco ku xidhnow casharada si aad uga faa ido wax badan oo aadan ogayn.

Post a Comment

Previous Post Next Post
WELCOM TO M-RTECHNOLOGY? Halkan nagalasoo xariir
ASC, ku soo dhawow M-RTECHNOLOGY ...
See More...