Waa Maxay Self Education? Hordhac




Self Education waa is barista shay aad hore u swooning ayaa loo yaqaanaa self education. Self Education waxa lagu sheegaa in ay tahay wax Barashada tan ugu wanaagsan isla markaasna uu qofku is baraayo xirfad kasta oo anfici lahayd noloshiisa.

Manta aduunka wax kasta oo cilmi ah waxa aad ka helaysaa internet ka waliba qaar bilaasha isla markaasna aad ku baran karto qaab sahlan.

Waxa aan course kan ku baran doona qaabka ugu sahlan ee aad ku heli karto courses free ah taasi oo an kugu bari doono qaab maqal iyo muuqaala.

Inta aan ku dhex jirno course kan waxa aan ku baran doona qaab ka aad u heli karto wax barasho wadan ka dibadiisa isla markaas na  aad u qaadan doonto wax barashadaas qaab free ah. 

  • Alisom
  • Edx.org 
  • Harvard university
  • Grammarly
  • World health organization 
  • Futur learn
  • BBCLearning English 
  • News in levels
  • Typing club
  • LinkedIn learning
  • Hubsport
  • Cousera
  • Google digital garage
  • Class central
  • And so on…..


Website yadan dhamaan tood waxaan ku sharxi doonaa mid mid waliba casharada soo socda taasi oo an kugu bari doono qaabka aad account uga samaysan lahayd u qaadan lahayd casharada waliba qaab maqal iyo muuqaal ah. 



Fadlan la soco ku xidhnow casharada si aad uga faa ido wax badan oo aadan ogayn.

Post a Comment

Previous Post Next Post
WELCOM TO M-RTECHNOLOGY? Halkan nagalasoo xariir
ASC, ku soo dhawow M-RTECHNOLOGY ...
See More...