Badanaa youtube ka google ka iyo Baraha bulshada waxaan aragnaa dad leh lacag ama dhaqaale Ayaan ka samaynay internet ka .
Waxa suaala dhaqaale Malaga samayn karaa internet ka?
Haa, dhaqaale waa Laga aabuuri karaa internet ka waliba qaab sahlan ayaad uga abuuri kartaa hadii aad u Leedahy cilmi iyo xirfad.
Waxa jira xirfado taasi oo fursado ganacsi ku siin kara internet ka dhaxdiisa. Xirfadahaas oo badankood aynu baran karno ka faa’idaysan karno naguna hogaamin kara in aynu wax badan oo fursado ah ka faa idaysano.
Waxa se jira xirfado loogu baahan yahay qofka si uu dhakhli maalin le ah uga sameeyo internet ka xirfadahaas waxa ka mida :-
- xirfada freelancing ka
- Xirfada affilaite marketing ka
- Xirfad’s degital marketing ka
- Xirfada blogging ka
- Xirfada youtube ka
- Xirfada web design ka
- Xirfada desing ka
- Adobe photoshop
- Adobe illustrator
- Adobe indesign
- Adobe premiere pro
- Adobe after effects
- Xirfada maalgashiga
- Xirfada iibinta course yada
- Xirfadaha logo design ka
- Xirfadaha survey ga
- Xirfadaha alibaba
- Iyo xirfado kale oo aad u badan taasi oo kuu sahlaysa in aad si fudud dakhli uga samayso internet ka
Dhamaan xirfadahani waxa ay u baahan yihin in la barto la galiyo juhdi dadaal badan wakhti la siiyo markaas ayaad ku shaqayn kartaa.
Xirfadahan dhamaan waxa aad ka baran kartaa internet ka waliba si bilaasha ama lacag la aan ah, Website kanina waxa uu ka mid yahay meelaha sida bilaash ka ah ama lacag la aanta ah ee aad uga baran karto xirfadahan.
Xirfahadan gabi ahaantood ba waxa aad ka baran doontaa Halkan inagoo isku dul istaagi doona mid mid, waliba adiga oo heli doona qoraalo iyo videos ku saabsiisan sida aad u baran lahayd iyo sida aad ugu shaqaysan lahayd internet ka.
Fadlan la soco ku xidhnow casharada si aad uga faa ido wax badan oo aadan ogayn.

Post a Comment