Halkan waxa an kuso gudbin doonaa website yo aad kuu anfici doona taasni oo aad ku maarayn kartid hawlahaaga shaqo iyo taadan shaqsi ahaaneed ba.
Website yadan badanaa waa Kuwo aniga I nafacay waxaana rajaynaaya in aad Adna ku anfici doonan wabsite yada aan kuso gudbin doonno na waxa ka mida :-
- Canva
- Pixel
- Cleanup
- Hatchful
- Fake you
- I love pdf
- Shortlyai
- Jemi.so
- Fliqlo
- Cymath
- Zety
- Typing club
- Looka
- Cvmkr
- BGames
- IoGames
- Crazy Games
- Pixaby
- Ezian artocles
- ezinearticles
- zlibrary
- Photopea
- Others……..
Dhamaan tood waa aynu sharxi doona waliba anigoo mid mid isku dul Istaagi doona.
Website yadan waxa ka Faa idaysan kara ardayda schoolada jaamacadaha shaqaalaha iyo dhamaan qof kastoo jecel in uu howlihiisa ku dhamaysto si dhib yar iyo wakhti yar.
Dhaman casharada waxa ad helo doontaa iyaga oo akhris ah oo muuqaal na ah, casharkasta muuqaalkiisa waa hoos yaala taasi oo ad la kaashan karto hadii aad wax fahmi wayso video gaas
Fadlan la soco ku xidhnow casharada si aad uga faa ido wax badan oo aadan ogayn.
Post a Comment